Ugaas Bashiir Cabdi Cabdilaahi oo ka hadlay doorashada la muddeeyey iyo Saamiga Kuraasta Goleyaasha

Hargeysa (SLPost)-Ugaas bashiir cabdicabdilaahi oo kamida madax dhaqameedka somaliland ee ku dhaqan Dalka maraykan ayaa ka Hadley u diyaargawga doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka oo bisha may 31keeda qorshaysan in ay wadanka ka qabsoomaan.

Waraysi Dheer oo uu bixiyey ugaasku ayaa uu kagaga waramay arrimo door ah halkan hoose ka dhegayso.