Tacsi Tiiraanyo Leh Oo ku Socota Qoyska iyo Qaraabada uu Ka baxay Suxufi Madar Cabdi Axmed

Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Khadar Iid Kaariye, Caraale Maxamuud Jaamac, Maxamed Siciid Cabdilaahi (Xarrago), Mustafe Cabdi Muxumed (Janaale), Xamse Cali Bulbul, Maxamed Cabdi Boosh, Cali Jaamac Maxamed, Siciid Khadar Cabdilaahi, Maxamed Cumar Cabdi (Cirro), Cabdicasiis Cali Nuur, Mustafe Aadan Tahar, Axmed Cumar Caddaani.

 

Maxmed Cabdi Sheekh (Ilig), Maxmuud Cabdi Jaamac (Xuuto), Cabdishakuur Haybe Maxamed, Cabdiqaadir Aadan Carab, Cumar Maxamed Faarax, Faysal Xiis Weerar, Cabdiqaadir Ismaaciil Askar, Maxamed Taajir, Khadar Macalin Deeq, Najax Aaden Cunaaye, Cabdiqani Asparo, Sacad Muuse Cabdi, Maxamuud Cali Walaaleeye.

Mustafe Cumar Geeddi, Cadiraxmaan Nuux Hiiraan, Shiine Cilmi Kaahin, Maxamed Guraase, Axmed Saki Daahir Xasan, Ibraahin Cabdiraxmaan Qaasim, Cali Mahdi Jibriil, Barkhad Ladiif Cumar, Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale), Yuusuf Jaamac Xirsi, Maxamuud Xuseen Jaamac, Guuleed Xasan Maxamed.

Dhammaan Suxufiyiintaasi waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyska, Ehelka, Qaraabada iyo Asxaabta uu ka baxay Allah ha u naxariistee Suxufi Madar Cabdi Axmed oo maanta ku geeriyooday Cusbitaal ku yaalla magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia oo uu xaalad caafimaad ugu jiray toddobaaddadii u dambeeyey. Waxa ay Marxuumka Eebbe uga baryayayaan inuu naxariistiisa Janno ka waraabiyo, dhammaan Qoyska, Qaraabada, Ehelka iyo Asxaabta uu ka baxayna Sabir iyo Iimaan Saadiq Ah ka siiyo. Aamiin………Aamiin………….Aamiin.