Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka Ummada Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, Dhamaan G/Fulinta, G/Dhexe iyo Taageerayaasha Ururka Ummadu waxay iyagoo ka Murugaysan Tacasi Tiiraanyo leh u diryaan Dr. Cabdishakuur Sh Cali Jawhar oo maanta Shil baabuur ku Geeriyooday
Waxaanay Illahay uga baryayaan inuu Naxariistii Jano ka waraabiyo Eheledii, Qaraabadii iyo dhmaan shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Samir iyo Iiimaan ka siiyo
Gudoomiyaha Ururka Ummada
Dr. Maxamed Cabdi Gaboose