Dhammaan Suxufiyiinta Somaliland waxay Tacsi u Dirayaan Xasan Baanarooma oo Aabbihii ku geeriyooday Hargeysa

Guddoomiyaha Ururka Suxufiiyiinta Somaliland Xasan Maxamed Yuusuf, Guddoomiye Ku-xigeenka SOLJA Maxamed Cabdi Curad, Xoghayaha guud ee SOLJA Maxamed-rashiid Muxumed Faarax, iyo Suxufiyiinta kala ah, Khadar Maxamed Cakulle, Khadar Iid Kaariye, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Mustafe Cabdi Maxamed (Janaale), Cabdiraxmaan Xasan Cabdi, Cabdiwali Faarax Jaambiir, Siciid Cawil Axmed, Cali Jaamac Maxamed, Muuse Faarax Jaambiir, Cabdiwahaab Axmed Cabbeeye, Xayaad Maxamed Cabdilllaahi, Sahra Cabdiwahaab Sheekh, Saleebaan Ibraahin Xaashi, Xasan Cumar Xasan, Hodan Cali Cajabi, Nimco Maxamuud Ciise, Maxamed Cabdalle, Liibaan Xaaji Fagadhe, Saleebaan Ibraahin Xaashi (Saleebaan-guray).

 

Nimco Cumar Maxamuud, Safiya Cali Yuusuf, Sahra Ciidle Nuur, Ayaan Cabdirisaaq Jaamac, Nafiisa Maxamuud Muuse, Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), Faysal Xiis Weerar (Afgaab), Cabdiqaadir Aadan Carab, Siciid Cabdi Xuseen, Muniir Axmed Cigaal, Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig), Cabdiraxmaan Aw Aadan Dhammeeye, Cumar Maxamed Faarax, Maxamed Saleebaan Cumar, Sagal Mustafe Xasan Nuur, Cali Xasan Sugulle, Xasan Maal Dhidar, Cabdiwahaab C/Rashiid Xuseen,

Advertisement

 

Axmed Maxamed Saleebaan, Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale) Cabdiqani Cabdillaahi Axmed (Asbaroo), Cabdiqaadir Maxamed Ciid, Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef), Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay), Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre), Cabdirashiid Cali Sheekh Maxamed Cabdi Cumar (Cirro), Kayse Axmed Digaale, Khadar Macallin Deeq.

Iyo dhammaan Suxufiyiinta reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan guud ahaan qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta uu ka baxay Allaah ha u naxariistee Marxuum Maxamed Jaamac Cabdalla (Af-nugaal) oo caawa ku geeriyooday gurigiisa magaalada, gaar ahaan waxay Suxufiyiintu u tacsiyadaynayaan Xasan Baanarooma oo ka tirsan Farsamo-yaqaannada Telefeshinka Qaranka Somaliland oo uu Marxuumku Aabbihii ahaa. Waxaannu leenahay Illaahay Marxuumka Naxariistiisa Janno haka waraabiyo, Samir iyo Iimaan Saadiq ahna haka siiyo dhammaan qoyska, ehelada, qaraabada iyo asxaabta uu ka baxay. Aammiin…aammiin…..aammiin.

Follow us On