OGEYSIIS ku socda dhammaan bulshada Afka Soomaaliga ku hadasha

Warbaahinta Afka Hooyo Ku Hadasha Iyo Akhristayaashooda. Dhegeystayaashooda iyo Daawadayaashoodaba WAxa Loogu Bushaaraynaya In Ay Booqdaan Degel Cusub Oo Loogu Wanqalay Waayeel Media.

waayeelDhamaan Bahda Saxaafadda kala Duwan ee wada shaqeyntu ka dhaxeyso waxa ay shabakadan wararka ee Waayeel (www.waayeelnews.com) markasta diyaar u tahay ineeynu yeelano wada shaqayn buuxda kana qayb qadato sid u madan loo gaadhsiin laha wacyiga iyo waxkasto ka jira wadanka ee aan qaranimada iyo nabada wax yeelayn waa shabakada uu taagan ilaalinta sharuucda Saxaafada wax kasto ka hor imanaya ka digtoon ilaalinta xuquuq kasto oo u leyeey qof .ka run sheegada dhacdooyinka iyo waliba so gudbinta warar xaqiiqada ku fadhiya

kala so xidhiidh

Admin/Editor Email

waayeelnews@gmail.com

cismaanhirad1@gmail.com