MEHER WACAN: Xasan Xuseen Cabdilaahi (Keef-Keef) iyo Nimco Cali Yuusuf

wwTifaftiraha Guud ee Shabakadda Somalilandpost.net Khadar Iid Kaariye, Cabdiqaadir Ismaacil Askar, Caydaruus Sheekh Cumar Geeddi, Liibaan Axmed Cabdilaahi iyo dhammaan Hawl-wadeennada Bahda War-baahinta Somaliland ee SOMALILAND ALL MEDIA GROUP, waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Meherka

Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef)

Iyo Marwo Nimco Xaaji Cali Yuusuf

Oo 31.03.2014 Meherkoodu Hargeysa ka qabsoomay waxaanay leeyihiin Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu farax, Eebbe ha idinka Yeello lammaanihii Qoyskooda badhaadhe ku noolaada. Aamiin…Aamiin