MEHER WACAN: Maxamed Xaaji Ibrahim Axmed Guleed (Qurbaawi) Iyo Raxma Maxamed Aadan

Hambalyo-meherAabo Xaaji Ibrahim Axmed Guleed (Qurbaawi), Ayayoo Maryan Mubariig, Gudomiyaha Hayada Shaqalaha Nuux Sh. Muse Ducale iyo Xaaskisa iyo Carurtisa, Habo Ifrax Maxamud Ali, Abti Ali Maxamed Ali, Fadxiya Ibrahim Axmed Guleed iyo Saygeeda iyo Carurteeda, Farxaan Adan Axmed Guleed Iyo Xaaskisa, Cabdiraxman Cabdilahi Cumar iyo Xaaskisa, Cabdirsaq Maxamud Muxumed, Nassir Axmed Muxumed Nuur iyo Xaaskisa iyo Carurtiisa, Keyse Haybe Higis, Ismail Cabdilahi Jawaan, Adan Cabdi Werar iyo xaaskisa iyo carurtiisa, Axmed-Ismail Cali Gurey iyo Xaaskisa waxay dhamaan dadkasi hambaalyo iyo bogaadin uu direyaan meherka

Maxamed Xaaji Ibrahim Axmed Guleed (Qurbaawi)

Iyo

Raxma Maxamed Aadan

Oo 24/11/2014 Meherkodu ka dhacay magalaada Hargeysa, gaar ahaan Hote Xaraf. Waxaney ugu duceynaya lamaanaha Ducadi nebigeena (CWS) “Barakallahu laka wa baraka Calayk, Wa jamaca baynakuma fi Khayr”. Amiin…………….Amiin………………….Aamiin.