MEHER WACAN: Cabdinasir Maxamuud Kaariye iyo Sahra Siciid Muxumed

SomcableMaamulka qaybaha kala duwan iyo Shaqaalaha MSG trading Company, Maamulka iyo dhammaan Shaqaalaha Shirkadda SOMCABLE, waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan

Cabdinaasir Maxamuud Kaariye

Iyo Sahra Siciid Muxumed

Oo 06/02/2013 Meherkoodu ku qabsoomay Hotel Hadhwanaag ee magaalada Hargeysa. Waxa ay Leeyihiin Eebbe ha idinka yeello Lammaanihii yagleela qoys badhaadhe ku noolaada, Ubad Kheyr qaba-na Eebbe kala Siiyo. Aamiin.