Waxan halkan kasalamaya bahada saxaafada oo aan leeyahay marna taarkhdu idin ilaabi mayso sida aad ula soctaan shucuurta shacabka iyo wixii hadaba ka jira wadanka iyo dhex dhexaadnimada oo hadaanay tasi jirin runtii aanay halkan soo gadheen saxaafadu
Waxaan doonaya in aan halkan kala hadlo nin layidh waa wasiir ku xigeenki difaaca wadankan oo la yidhaa Cabdi daahir camuud oo 25kii januery war baahinta ka aflagaadonayay xisbiyada qaranka oo aan ilaa iyo hada aan garanayn xilka uu wadaka ka hayo una baahan in loo sheego amaba la baro ninkan
oo hab dhaqan kiisu noqday aflgadad xibiyada mucaaridka ah gaar ahaan gudoomiyaha xisbga UCID eng, faysal cali warabe, waxa nasiib daro ah oo xukuumadan manta talad haysa ku can baxady dhacdoyin aan wadanka hore u soo marin ay maalinba maalinta ka danbaysa daaha ka rogaysa kana yabiyay shacbi waynaha reer Somaliland wax yaabaha oo ah in aanay weli dhicin xukuumadihii tan ka horeeyay wasiiru difaac intuu midhyaa so istaago yidhaa sidii haweenka ( kanlay keerlay,) waa waxayaabaha ay shacabku dhak faarka ka qaadeen waana waxa ku suntan, hadii aan ka hadlo ninka layidhi wa wasiir ku xigeen difaac taarikhdiisa somaalidu ninka ay maqash kal aayo waydo ayay geela raacisaa xukuumadanina kaba daran waxa uu ninkani taajarad ku iibin jiray suuq ka mida kuwa magaalad London taas oo uu ku musalefay uu kaso cararay dabadeed loo magaabay wasiir ku xigeenka wasarad gashan dhiga SJL Somaliland waxa wax laga naxo ah in aanu ilaa imika aanu garanay mansabka uu umadan iyo wadankan u hayo, oo uu bahanyahay in loo tilmaamo in aanu xilka uu haya ahay aflagada ee uu wagiiberyab uu la taaganyahay xisbiyada qaranka ee ay tahay in uu wadankan difacisa ka shaqeeyo, waxa aan leeyahay wasiirka qashan dhiga , mudane wasiir waa in aad ninkan ku xigeenka kuu ah aad u sheeta in aanay shaqdiisu ahay cayda xisbiyada qaranka
waxa kel oo aan umada u sheegaya in aanu nin xun iyo nin xilkisi gabay aanu ehel idiin noqon karay e uu noqodo ka idiin ehalka ihi ka dadkisa iyo dalkiisaba waxa taray xikiisana ka soo baxaya
waxa wadanka manta ka buuxa rag xilkii umadu u igmatay gabay o in ay tiifiyada hadal la taagnadan mooye aan waxa kale aan ka fikirayn hadii ay sidaasi dhacdana lagama yaabana in wadakeenu hour mar gaadhomarkaa waxa aan shacbi waynaha reer Somaliland u sheegaya in ay hurda ka kacaan oo oo ay cidii tacab qasaarka ku wada ay iskala hadlaan sibaad moda in aynu u hurudno oo aynan waxa afkan biyo inoga buuxaan xaq ayaad u leedin in adun diidan xulashad qariban ee reer heblka iyo qayaalda ku sadhaysan ee ay xukuumadu wadanka dib ugu celisay
khaddar jirde Ahmed
E:mail: xikmaawi.410@gmail.com