AROOS WACAN: Maxamed Dr Cabdilaahi Sh. Maxamed (Walaaleeye) iyo Muna Cismaan Cali

Hambalyo AroosCali Sheekh Maxamed Cisman (Walaaleye) iyo Xaasaskiisa iyo Caruurtiisa, Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Cisman (Walaaleye) iyo Xaasaskiisa iyo Caruurtiisa, Dr, Cabdilaahi Sheekh Maxamed (Walaaleye) xaaskiisa iyo caruurtiisa, Amina Sheikh Maxamed Cisman (Walaaleye) iyo Caruurteeda, Cibaado Sheekh Maxamed Cisman (Walaaleye), Caruurteeda iyo Saygeeda, Rooda Sheekh Maxamed Cisman (Walaaleye), Caruurteeda iyo Saygeeda, Dhamaan Ilma Sheekh Axmed Sheikh Maxamed (Walaaleeye) Iyo lamaanayaashooda iyo caruurahooda, Dhamaan Ilma Ibraahim Sheikh Maxamed (Walaaleeye) Iyo lamaanayaashooda iyo caruurahooda, Siciid Sh.Cali iyo Xaaskiisa iyo caruurtooda, Khadija Dr, Cabdillaahi (Walaaleye) iyo saygeeda Khadar Axmed Baarjeex, Maxamuud Cali Sheekh Maxamed (Walaaleye) dhamaan dadkaasi waxay hambalyo iyo duco u dirayaan arooska

Boqorka Maxamed Dr Cabdillahi Sheekh Maxamed (Walaaleye)

Iyo Boqorada Muna Cismaan Cali

Oo arooskoodu ka dhacay Hotel City Plaze ee magaalada Burco k. Waxay ilaahay uga baryayaan inuu ka dhigo lamaanahii ku gaadha wiil iyo caano gabadh iyo caano. Aamiin……………………Aamiin………………………Aamiin