Radio SLpost: Gudoomiyaha Golaha Guurtida iyo Gudida guurtida oo hambalyeeyey Gudidii darajo bixinta

downloadHargeysa (SLpost)- Gudoomiyaha Galaha Guurtida Md Saleebaan Maxamuud Aadan oo ay wehelinayeen gudida joogtada ah ee golahaasi ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta aqalkaasi ee magaalada Hargaysa waxa uu ku hambalyeeyey maxadwaynaha Somalind Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo gudidii u xil saarnayd bixinta derejooyinka Ciidammadda.

Godoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan oo shirkaasi jaraa’id ka hadlay ayaa ugu horayn hambalyo u diray madaxwaynaha Somaliland isagoo ku hanbalyeeyey go’aankiisi geesinimada lahaa ee uu ku dhiiraday ee talaabadii bixinta derejooyinka ciidamada qaranka, oo uu ku tilmaamay talaabo qaadisteeda ay ay hore cidi ugu dhiiran waydey.

Saleebaan gaal

mobile

SOMALILANDPOST.NET

contact@somalilandpost.net