Xukuumadda Somaliland Oo Rajo Ka Muujisay In Sucuudigu Dib U Furo Xoolaha

(SL.Post) Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa ka hadlay go’aankii sannadkii hore ay dawladda Sucuudigu ku joojisay Xoolaha Soomaalida ee dalkeeda loo dhoofin jiray, waxaanu sheegay in Xukuumadd ahaan ay cadaynayaan in Xoolaha Somaliland ay caafimaad qabaan.

Halkana ka daawo.

Somalilandpost.net