Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadlay Xil Ka Qaadista Lagu Sameeyay Guddoomiyihii Degmada Dhoqoshay

Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay xil ka qaadista lagu sameeyay Guddoomiyihii Degmada Dhoqshay Maxamuud Xasan Saleebaan (Doob) oo xilka looga qaaday kadib markii uu Cagaf-cagaf ay degmadaasi u baahnayd ka gudoomay Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI.

Kaaliyaha War-baahinta WADDANI Muniir Axmed Cigaal oo u hadlay Xisbiga WADDANI ayaa ka hadlay falkaas Xukuumaddu ku kacday ee xilkii lagaga qaaday Guddoomiyihii Degmada Dhoqoshay. Hoos ka daawo hadalkii oo dhamaystiran.

https://www.youtube.com/watch?v=cQnvyctN2dE&feature=youtu.be