Wasiirka Boosaha Somaliland Oo Iftiimiyay Awooda Marwada Koowaad Dalka Ku Leedahay

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka boosaha Somaliland Abgaal ayaa muujiyay heerka awooda dalka ay ka joogto marwada koowaad oo dabcan aan wax xil ah dalka ka ahayn, wasiirku waxa uu sheegay inay marwada koowaad tahay hogaamiyaha labaad ee qaranka Somaliland