Wasaaradaha Qorshaynta iyo Maaliyada Oo Eedo Musuq Oo Lagu Eedeeyay Sanduuqa Sdf Iska Difaacay

Hargeysa(SLpost)-Masuuliyiinta sanduuqa horumarinta somaliland oo uu waheliyo wasiir ku xigeenkii iska casilay wasaarada qorshaynta ayaa beeniyay warara laga baahiyay sanduuqa Sdf.

Follow us On