War Deg Deg ah:- Maxkamada Sare oo Go’aan Ka Soo Saartay Fasiraadii Mudokordhinta

Hargeysa(SLpost)-Maxkamda sare ee jamhuuriyada Soomaaliland ayaa go’aan ka soo saartay fasiraadii sharci ee uu u gudbiyay madaxweyne Siilaanyo, kaas oo ku saabsanaa muranka ka taagnaa mudo kordhintii golaha guuritda iyo heshiiskii xisbiyadu wada gaadheen.

maxkmada sare ayaa taageertay go’aankii mudo kordinta ee golaha guurtida, waxaanay sida oo kale heshiis aan sharci ahayn ku tilmaamtay heshiiska xisbiyada iyo xukuumadu ay ka gaadheen arimaha lagu muransan yahay ee doorashooyinka.

warkan oo faah faahsan goordhar kala soco Somalilandpost