“Waa Qaran-dumisnimo arrimaha qaarkood, Dalkuna Gacantiina ayuu ku jiraa ee midnimo Muujiya”

Hargeysa (SLpost)- Ismaaciil Cabdilaahi oo ah xeel-dheere ka faallooda siyaasadda Arrimaha Gudaha iyo Dibadda ee Somaliland, ayaa xildhibaannada Golaha Wakiillada ee dhawaan la doortay ugu baaqay inay u midoobaan gudashada waajibaadka Qaran ee loo doortay oo ay ka xoroobaan afkaaraha iska soo horjeeda ee Xisbiyada ay ka soo kala baxeen.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Ismaacil Cabdilaahi