Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo iyo Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi-qaadir, ayaa maanta si wada-jir ah shir-jaraa’id ugu qabtay magaalada Hargeysa.
Faahfaahinta warkan iyo Ujeeddada Shirka Jaraa’id ee Suldaanka iyo Wasiirka, ka daawo Muuqaalkan Hoose