SHirkii Madaxda Afrika Oo Lugu Ansixiyay In La Sameeyo Baasboor Ka DHaxayndoona Qaarada Oo DHan

African-Union-Africa-Headline-News-890x395 africanpassport

Magaalada Kigali ee dalka Rwanda  waxa ka socda shir-madaxeedkii 27 aad ee ay isugu yimaadaa madaxwaynayaa qaarada afrika kaas oo looga hadlo horumarinta qaarada dhinacyada dhaqaakaha iyo siyaasada iyo dhamaan marxaladaha ay marayaan dalalka ka tirsan qaaradan

Waxyaabaha ugu mihiin san ee  shirkan laga hadlay waxa kamid ah in hogaamiyaasha qaarada afrika isku raaceen Baasaaboor  oo qaarada afrika ka dhaxayn doona

Baasaaboorkan waxa maamulidoona ururka midowga Afrika waxaana lugu dhexmaridoona dhamaan wadamada qarada Afika .

Sida ay sheegtay madaxa Golaha Midowga Afrika Delemina Zuma Baasaaboorka waxa loo qaybindoonaa dhamaan madaxda shirka ka qayb gashay iyagoo guda gali doona meelmarintiisa

Sidookale waxa laga hadlay shirkan  xaalada koonfurta Suudaan , Miisaaniyada Qaarada iyo doorasha madaxda ururka midowga afrika