Shirkadda Sahal Transport oo abaal-marinno guddoonsiisay Macaamiisheeda

 

Burco (SLpost)- hirkadda Isu-socodka Gaadiidka Dadka iyo Alaabaha ee Sahal Transport and Logistics, ayaa munaasibad ay ku abaal-marinayso macaamiisheeda ku qabatay magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer.

Warkan oo faahfaahsan iyo qaabkii ay u dhacday munaasibad loo qabtay abaal-marinnaha la guddoonsiiyey macaamiisha, kaga bogo oo ka daawo Muuqaalka Hoose