NOLOL KAAB: Barnaamij Lagu Caawinayo Danyarta oo Hargeysa Lagu Qabtay

Naadiga Horumarinta Da’yarta oo magaciisa loo soo gaabiyo NAHDA ayaa waxa ay xalay Hargeysa ku qabteen barnaamij tabaruc ah oo ay taakulayn iyo caawimo ugu deeqayaan danyarta.

Barnaamijkan oo munaasibad loogu qabtay hoolka Xaaji Cabdi Ayuub ee Dalladda dhallinyarta ee SONYO ayaa waxa loo soo agaasimay qaab loogu ururinayo kharash iyo tabarucaad isla markaana madasha laga shaaciyo ka wada qayb qaadashada bulshada guud ahaan si loo caawiyo walaalaha kale ee ka hayn iyo hiilba liita.

 

Barnaamijkan oo Muuqaal ah Halkan ka Daalaco: