Maxaa Kala Qabsaday Wasiirada Xukuumadda iyo Saxaafadda Madaxa-bannaan ee Somaliland? ~ “Qof Sabool ahi Saxaafada Ma Barto”

Hargeysa (SLpost)- Xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa maanta kulan la qaatay Saxaafadda Madaxa-bannaan ee Somaliland qaarkood, waxaanay ka wada-hadleen doorka saxaafadda ee ilaalinta waddaniyadda iyo gudashada waajibaadka ay Qaranka ugu xil-saaran yihiin.

Kulanka oo ku qabsoomay magaalada Hargeysa, waxa ka Qayb-galay Wasiirrada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Dastuurka, Warfaafinta iyo Isgaadhsiinta iyo sidoo kale xubno metelayey warbaahinta madaxa-bannaan ee Somaliland.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadallada Wasiirradu ka jeediyeen kulanka