Berbera (SLpost)- Sagaal Carruur ah oo isugu jira gabdhyo iyo wiilal ayaa laga dhex helay markab nooca ganacsiga ah oo ku soo xidhay Dekedda Magaalada Berbera.
Laanta Socdaalka Somaliland faraceeda dekedda Berbera ayaa Markabkan oo magaciisa la yidhaahdo Noba 2 waxay ugu tageen Nin iyo Naag dhalasho ahaan ka soo jeeda qoomiyadda Oromada iyo Carruurtan oo ka ugu weyni yahay 4 jir.
[stextbox id=”info”]HALKAN KA DAAWO WARKA[/stextbox]
SLpost News