Gudidda Wanaag Farista Oo Soo Dhaweeyay Fulinta Xukunnada Qisaasta Ah

Hargeysa, (SLP)- Gudidda Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista ee Somaliland  ayaa soo dhaweeyay  xukunadii qisaasta ee ay xukuumadu fulisay,   waxaanay xukuumada ku amaaneen sida geesinimada leh ee ay ugu dhiiratay go’aankaasi qisaasta ah.

Halkan ka daawo Gudoomiyaha Gudidda Wanaag Farista iyo Xumaan Reebista Sheekh C/raxmaan Maxamed Cabdalla (Dhago-weyne) oo ugu horeyn shirkaasi jaraa’id ka hadlay.