Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Magacaabay Madaxa Olalaha Ee Xisbiga Iyo Xilal Kale

(SL.Post) Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa magacaabay madaxa ololaha xisbiga.

Sidoo kale Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa magacaabey Masuulyiinta xisbiga UCID ee dalalka Denmark Iyo Turkey.

Halkan ka akhriso xilalka uu magacaabay Faysal Cali Waraabe.

 

 

 

Somalilandpost.net