(SL.Post) Guddida ka soo kabashada Abaaraha oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, ayaa ka warbixiyay xadiga qadhaanka laga soo ururiyay bulshada xuskii 18 MAY ee loogu deeqay dadka ku caydhoobay Abaarta.
HALKAN HOOSE KA DAAWO FAAH-FAAHINTA WARKAN.
Somalilandpost.net