Guddida Dhismaha Jidka Dawga Cad Oo Ka Hadlay Dhismaha Weji Cusub Oo Ay Hirgelinayaan

Hargeysa, (SLpost)- Guddida dhismaha jidka dawga cad ayaa sheegay inay bilaabayaan weji cusub oo ah dhismaha jidkaas, kaasoo ka bilaabmaya magaalada Hargeysa ilaa dawga cad.

HALKAN KAGA GUDDIDA OO KA HADLAYSA WEJIGA CUSUB:-