Golaha Guurtida Oo Guddoomiyah Wakiilada Ka Codsaday In Uu Dib udhigo Fadhigoodii Maanta Ay Ubalansanaayeen

Hargeysa (SLPOST) – Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa fadhigii Golahaasi oo loogu balansanaa Maalinta Berri ah dib u dhigay, ka dib markii ay golaha Guurtidu codsi u soo direen.

 golaha guutrida

Codsiga Golaha Guurtida oo uu ku saxeexnaa Ku Simaha Guddoomiyaha Golaha Guurtida,ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Guurtida Md. Siciid Jaamac Cali.

Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo dabo socda codsigaasi ayaa ku war geliyay Golaha Wakiilada in uu aqalkaasi fasax ahaan doono ilaa 25-02.2014 ee bishan aynu ku jirno.

Hadaba waxa aanu jecelahay in aan marka hore idiin soo gudbino codsigii Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Guurtida.

Dhinaca Kale ayaa heshay jawaabtii uu Guddoomiyaha Golaha Wakiiladu ka bixiyay Codsigaasi uga yimid Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee

Golaha Guurtida ahna ku simaha Guddoomiyaha, waxaanu ku yidhi,

Golaha-Wakiilada3

 

SOMALILANDPOST.NET

Contact@somalilandpost.net