“Doodaydii, Damacaygii iyo Dudmadaydii waxa la mooday inaan Kulmiye ka tagay, wali Kulmiye ayaa ka tirsanahay” – Maxamuud Xaashi

 

Hargeysa (SLpost)- Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa sheegay in dudmadii uu ka qaaday guul-darradii ka soo gaadhay damacii siyaasadeed ee ku doonayey hoggaaminta xisbiga Kulmiye bulshada u muujisay inuu isaga huleelay xisbiga, balse taas aanay waxba ka jirin ee uu wali xisbiga ka tirsan yahay oo aanu ka tagin.

Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa hadalkan ka sheegay munaasibad Xisbiga Kulmiye ku qaabilay murashaxiin u tartamaysa Doorashada Goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada.

Muuqaalka Hoose ka daawo Hadalka Maxamuud Xaashi Cabdi