“Dilalka Laascaanood Gacan kaliya ayaa fulisa” – Xeel-dheere Fashiliyey Cidda ka dambaysa Dilalka Laascaanood

Hargeysa (SM)- Ismaaciil Cabdilaahi oo ka mid ah indheer-garadka bulshada Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey dilalka qorsheysan ee lagu bartilmaameedsado masuuliyiinta Dowladda ee magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.

Muuqaalka Hoose kaga Bogo Xogo Xaasaasi ah oo uu fashiliyey Ismaaciil Cabdilaahi