David Cameron oo booqanaya dalka Lubnaan

 Ra’iisalwasaaraha Britain, David Cameron, ayaa booqanaya Labnaan si uu u arko sida loo isticmaalo gargaarka Britain ay bixiso.