DAAWO: Socdaal Ay Wasiirrada Xanaanada Xoolaha Iyo Deegaanku Ku Tageen Banka Qool-cadey

Wasiiradda wasaaradaha xanaanadda xoolaha iyo deegaanka ayaa socdaal ku tagey Banka Qool-cadey ee degmadda Sallaxley iyo baahiyaha ay dadka deegaanku dalbadeen in wax lagala qabto.

HALKAN KA DAAWO:-