DAAWO: Shirkii Axsaabta Dimuqraadiga ah ee Caalamka oo Xisbiga UCID u metelayay Somaliland oo Dalka Turkey lagu soo Gebo-gabeeyey

Istanbul(SLpost)Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, ayaa agu soo gaba-gabeeyey Shir Ballaadhan oo ay isugu yimaaddeen Madax kala socotay Xisbiyada Ku shaqeeya Mabda’a Social Democrars, kaas oo maalmihii u dambeeyey ka socday magaalada Istanbul ee dalweynaha Turkey.
Shirkan oo ah mid sannadle ah oo ay isugu yimaaddaan hoggaamiyeyaasha Axsaabta Social Democrates ee dalalkooda uu ka jira Habka Doorashada Axsaabta Badan, ayaa waxa Somaliland uga u metelayay Xisbiga UCID oo uu uga qayb galay guddoomiye Eng Faysal Cali
Waraabe oo lagu martiqaaday.
maazim

 

Somalilandpost.net

Istanbul