Daawo Muuqaal: Xuska Maalinta Caruurta Afrika oo Laga Xusey Somaliland

Hargeysa(SLpost) Xuska Maalinta caruurta ee Afrika ayaa si wayn oo balaadhan looga xusey guud ahaan somaliland Xuskan ayaa waxa soo qabanqaabisay Wasaarada Shaqada ee Somaliland

 

HOOS KA DAAWO

Somalilandpost.net

Hargaysa