Daawo:-Madaxweynaha Jabuuti Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Oradyahanka MO Farah

Jabuuri(Slpost)-Madaxeynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa ku qaabilay qasriga madaxtooyada ee dalkaas oradyahanka reer Somaliland ee Mo Farah