Hargeysa, (SLP)- Is-bahaysiga mucaaradka ee xisbiyada iyo madasha wada-tashiga ayaa ku dhawaaqay shir kala-tashi, oo ay sheegeen inay qaban doonaan, isla markaana ay guddidii qaban-qaabada ee shirkaas ay magacaabayaan todobaadka dambe.
https://youtu.be/spqKq1Dawe0
Somalilandpost.net