Daawo:-Dugsi Wax Lagu Baranaayay Dalka Hindiya Oo Uu Ku Dhexdhacay Harimacad

Hindiya(SLpost)-Halkan ka daawo muuqaalka harimacad weerar ku bilaabay dugsi ku yaala dalka Hindiya oo lagu dhex arkay uun, waxaana muuqaalkan ka muuqan doona isaga oo ku boodaya kolba qofka uu arko.