Madaxweynaha Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegyto madaxweyne ugu magacaabay gudoomiyaha gobolka Togdheer mudane Maxamuud Diiriye Xayd.
Waxaa uu hore uga mid ahaa gudida Qandarsaayada Qaranka Somaliland.
Somalilandpot.net
Hargeysa Office