XARSHIN: Qorbejoogga iyo Dadka Deegaanka oo Iska Kaashaday Dhismaha Dugsi Sare

Xarshin (SLpost)- Degmada Xarshin oo ka tirsan gobolka Faafan ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, ayaa laga hirgeliyey dhismaha Dugsi Sare oo lagu soo kordhiyey magaalada, waxaana dhismahan iska kaashaday Qurbejoogga iyo dadka deegaanka.

FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE