Wiilkii Caruuska Ahaa Ee Malxiisadiisu Ku Noqotey Ninka Oo Markii Ugu Horeysa Warbaahinta Uga Waramey Siday Qisadu Ugu Dhacdey + [Muuqaal

Hargeysa (SLpost):- Wiilkii caruuska ah ee milxaasada soo raacdey gabadhii uu guursadey

ninka markii danbe isku badeshay ayaa waxaa uu si dareen leh uga hadley qisadaas ugubka ah ee ku dhacdey isaga .

 

Waxaa uu sheegay caruusku in uu markii hore uu la sheekeysan jiray isagu minxiisadan ninka isku bedeshay balse ay ku war galisay in aanay guur diyaar u aheyn oo ay is bartey gabadhan uu markii danbe guursadey

https://www.youtube.com/watch?v=JLrGO5d78wU