“Waxaynu Xusaynaa 29 Sanno oo aynu wada-jir, wax-wada-qabsi iyo Dib-u-dhis iyo Kala-dambayn ku maamulnay dalkeena” – Muuse Biixi

 

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad dhinacyo kala duwan taabanaysa ka jeediyey xuska munaasibadda 18-ka May ee maalinta madax-bannaanida Somaliland oo sannadkan qaab sidii hore ka duwan looga xusay dalka maanta.

Madaxweyne Muuse Biixi waxa uu khudbadiisa kaga hadlay dhinacyada siyaasadda, horumarka, xidhiidhka arrimaha dibadda iyo wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya oo uu si adag u taabtay, isagoo sidoo kale duray maamulka ka taliya magaalada Muqdisho ee Soomaaliya.

Khudbadda Madaxweynaha oo dhammaystiran kaga bogo muuqaalka Hoose