Ujeeddada Socdaal Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ku tagay Gobolka Gabiley

Gabiley (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali, ayaa maanta socdaal ku gaadhay degmada Gabiley ee xarunta gobolkaas, halkaas oo la filayo inuu ka bilaabo hawlo la xidhiidha garsoorka.

 

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa socdaal kan oo kale hore ugu gaadhay gobolka Sanaag, waxaanu qayb ka yahay barnaamij gobollada dalka lagu gaadhsiinayo adeegyada garsoorka iyo sharci ee maxkamadda sare.

 

MUUQAALKAN HOOSE KA DAAWO FAAHFAAHINTA WARKAN