UCID Oo Eedo Kulul Ujeediyay Maareeyaha Wakaallada Biyaha Hargeysa

Hargeysa, (SLpost)- Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa eedo kulul ujeediyay maareeyaha wakaalada biyaha Hargeysa oo ku sugan cariga Ingiriiska.

Waxa uu xisbiga UCID ku tilmaamay socdaalka uu ku jooga Ingiriiska maareeyaha wakaallada biyaha mid tamashlayn ah:-

https://youtu.be/igJ5VkEL5Ak