SAWIR-GACMEED: Maxaa kala haysta Omar Gratuate iyo Ali Nepotism? – Qisadii Qarnigan, Qalinkii tahribay iyo Qaylo dhaanta Dalka

Qiso Cartoons (Sawir-gacmeed) ah – by khadar Muusa Jacbur, Berbera, Somaliland – Qaybtii 1aad
Qisadan waxaynu kaga hadlaynaa saamaynta nepotism (qaraabo kiil) ku ku leeyahay in wadanka ardaydu ka tahriibto qisadani waxay dhex mari doontaa laba wiil oo lakala yidhaah Omar graduate iyo Ali nepotism .

NEPOTISM : this is an action in which the person in power favors his relatives and friends . this may be in form of giving employment ,promotion or creating situation of financial benefits like giving government contracts business association.

Ali Nepotism

Lasoco qabta dambe historyga Omar Graduate iyo Ali nepotism……..