Muxuu Wasiir Xirsi kala soo noqday safarka uu ugu maqnaa Dalka Sucuudiga?

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Md Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo wefti uu hoggaaminayo oo todobaaddadii ugu dambeeyey socdaal ugu maqnaa dalka Sucuudiga, ayaa maanta ku soo laabtay dalka.

Weftiga Xirsi hoggaaminayo oo ay xubno ka yihiin Xildhibaan Cabdilaahi Xuseen Balaki oo ka tirsan golaha Wakiillada iyo Maareeyaha Haamaha Shidaalka ee Berbera, ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Hargeysa, waxaana natiijada safarkooda iyo waxyaabihii u qabsoomay ka war-bixiyey wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Md Xirsi Cali Xaaji Xasan.

DSC_0135

HALKAN KA DHEGAYSO HADALKA WASIIR.

SOMALILANDPOST.NET