Mo Faarax oo Ku Guulaystay Coradka 10,000-m Markii ugu Horaysay

 

Hargyesa(SLpost)-Mo Faarax ayaa ku guulaystay biladii ugu horaysay oo dahab ah oo Britain ay hesho orodka 10,000m ee ka socda magaalada Beijing ee dalka Shiinaha.

150730190123_mo_farah_512x288_afp_nocredit

Mo, ayaa wariyayaasha u sheegay aanay sahlanayn in lagu ordo qorax labaatan iyo toddobo daqiiqo, waxaana la arkaayay isaga oo kadib markii uu guulaystay dabaaldagaaya isla markaasna isku duubay calanka dalka Ingiriiska.

waxa kaalmaha labad,sadexaad iyo afaraadba soo buuxiyay oradyahano ka soo jeeda dalka Kiniya.

Maxamed Faarax oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland aya au arda dalka Ingiriiska, waxaana lagu yaqaanaa guulo isdab joog ah tan iyo intii uu ka soo dhex muuqday tartanka oradka ee aduunka.