Laascaanood (SLpost)- Malleeshiyaad ka soo goostay Kooxda nabad-diidka ah ee la baxday Khaatumo, kana soo jeeda gobolka Sool, ayaa lagu soo dhaweeyey fadhiisimada Ciidanka Qaranka ee deegaanka Gambadha oo dhinaca Koonfur-Bari kaga beegan magaalada Laascaanood ee xarunta Sool.
Askarta ka soo goosatay Kooxda Nabad-iidka, waxa lagu biiriyey Ciidanka Qaranka, waxaana la hadlay Taliyaha Ciidanka Qaranka ee Saldhigga Todobaad Mahad Canbaashe Cilmi oo hadal dar-daaran iyo waano isugu jira u jeediyey.
HALKAN KA DAAWO