La-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee gobollada Bari oo Shacbiga ka tacsiyadeeyey Geerida Naxdinta leh ee ku tilmi XILDHIBAAN TALYANLE

Garaad NaasxirLa-taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee gobollada Bari Eng Cabdinaasir Garaad Abshir, ayaa shacbiga Somaliland iyo ehelkii, qaraabadii iyo Golaha Wakiillada ka tacsiyadeeyey oo Shacbiga ka tacsiyadeeyey Geerida Naxdinta leh ee ku tilmi MARXUUM XILDHIBAAN CABDIRAXMAAN TALYANLE oo ku geeriyooday cusbitaal ku yaalla dalka Hindiya oo xaalad caafimaad loogu qaaday dhawaan.
HADDABA HOOS KA DHEGAYSO TACSIDA UU DIRAYO ENG CABDINAASIR GARAAD