HARGEYSA: Maxamed Cali Nasri oo Shaaciyey inuu u taagan yahay Tartanka Doorashada Golaha Wakiillada Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Maxamed Cali Nasri oo ka mid ah dhalinyarada aqoonyahanka ah ee magaalada Hargeysa, ayaa shaaca ka qaaday inuu u taagan yahay isla markaana gobolka Maroodijeex uga tartami doono Doorashada Golaha Wakiillada oo loo muddeeyey inay dalka ka qabsoontay badhtamaha sannadka dambe.

Munaasibad ballaadhan oo ay ka qayb-galeen dadweyne tiro badan, ayuu Maxamed Cali Nasri ku shaaciyey hankiisa siyaasadeed iyo Qorsheyaasha uu uga hawli doono sidii uu guul uga gaadhi lahaa tartanka doorashadaas.

WARKAN OO FAAHFAAHSAN, KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE

https://www.youtube.com/watch?v=l_7TxQPdOeA