DHEGEYSO: Agaasimaha Cusub ee DUULISTA HAWADA oo xilka tirsaday iyo Nuxurka Khudbado laga jeediyey Madashii Xil-wareejinta

duulista

Hargaysa (SLpost)- Agaasimihii Guud ee hore  Wasaaradda Duulista iyo hawada Somaliland Axmed Dalak Faarax, ayaa maanta xilka ku Wareejiyey  Agaasimaha Cusub ee dhowaan madaxweyne Siilaanyo u magacaabay.

Xilwareejintan Labbada Agaasime ayaa Baaqan gaadhay ka dib markii cid u kala wareejisa la waayey wakhti badanna la sugayey wasiirka Duulista Maxamud Xaashi Cabdi oo maalmihii u danbeyey ku mashquulsanaa Arrinta Xisbiga Kulmiye ee Cirka maraysa,

Hoos ka dhageyso

Somalilandpos.net

Hargaysa